Maxkamadda sare ee Hindiya oo Amar dul-dhigtay haweeneydii Nabiga (NNKH) aflagaadeysay

Maxkamadda sare ee dalka Hindiya ayaa amar ku bixisay in afhayeenki hore ee Xisbiga BJP Nupur Sharma ay telefishinka qaranka ee dalkaas iyadoo ka soo muuqaneysa ay raalligelin rasmi ah ka bixiso aflagaaddadi ay Nabiga (NNKH) u geysatay. Maxkamadda sare ee dalka Hindiya oo maanta dhageysatay dacwadda aflagaaddadii ay Nabi Muxammed (NNKH) u geysatay haweeneydaas … Continue reading Maxkamadda sare ee Hindiya oo Amar dul-dhigtay haweeneydii Nabiga (NNKH) aflagaadeysay